Maraykanka oo War ka soo saaray duqeyn uu ka geystay bartamaha Somalia (Akhriso)

Ugu yaraan 24 xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab ayaa lagu dilay duqeyn xagga Cirka ah oo uu howl-galka Ciidanka Maraykanka Afrika ka geystay Gobolka Hiiraan. Qoraal ka soo baxay howlgalka AFRICOM ayaa lagu sheegay in duqeyntu ay ka dhacday saldhig ay Al-Shabaab ku lahaayeen degaanka Shabeelley oo qiyaastii 22-km Koonfur Galbeed ka xigta Magaalada Balad-weyne. … Continue reading Maraykanka oo War ka soo saaray duqeyn uu ka geystay bartamaha Somalia (Akhriso)